hargabQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Xanuun qufac, hindhiso iyo xummad leh oo dadka ku dhaca; duray. ld hergeb.Cudur muddo gaaban oo la is qaadsiiyo waxaana keena fiirus. Wuxuu ku dhacaa xubnaha neef mareenka.Duray qaadid.