hargab
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- Xanuun qufac, hindhiso iyo xummad leh oo dadka ku dhaca; duray. ld hergeb.
- Cudur muddo gaaban oo la is qaadsiiyo waxaana keena fiirus. Wuxuu ku dhacaa xubnaha neef mareenka.
- Duray qaadid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

