higaagan

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-gmay, -gantay; -gmi)

Macnaha:

  1. Wax fuursan ama dibbirsan noqosho.
  2. 1. Wax higaag ku xiran ahaansho. 2. Wax fuursan ahaansho.