Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg higaagan². ld higaagnaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1
Isrogrogga: (-gmay, -gantay; -gmi)
Macnaha:
Wax fuursan ama dibbirsan noqosho.
1. Wax higaag ku xiran ahaansho. 2. Wax fuursan ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur