higsasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg higso.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

higso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. Si degdegsiinyo leh, wax horay u tegey u tiigsasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur