hiiliyam

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (kiim.) Neef hal atamle ah oo midab aan lahayn; xubinta ugu horreysa neefaha wahsada (ururka 0 ee tusaha kalgalka curiyayaasha).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur