hiimammowQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Waqtiga ay kala guurayaan habeenka iyo maalintu ee aan indhuhu si fiican wax u arkin. ld himahiime, himhimmow, huumammow.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
himahiimeQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld hiimammow.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
himhimmowQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld himammow.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
huumammowQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld hiimammow.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0