himahiime

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld hiimammow.

hiimammow

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Waqtiga ay kala guurayaan habeenka iyo maalintu ee aan indhuhu si fiican wax u arkin. ld himahiime, himhimmow, huumammow.