hilibdalqoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld hilibdalqe.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
hilibdalqeQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Hilib yar oo dhuuban oo dalqada korkeeda ka soo laallaada. ld hilibdalqo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0