hilibsafanQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-nno, m.dh)Macnaha:Dildillaac cirbaha dadka yeeshaan. ld safan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
safanQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Dildillaac dadka kaga dhaca cagaha oo qabowga iyo kulaylku keenaan. ld hilibsafan.(c.nafl.) Nafley badda ku jirta oo jirkeedu ka koobanyahay labo baal oo balballaaran madax yar iyo dabo sida xarigga u dhuuban oo qodxo ku tagtaaganyihiin, waxayna u egtahay sammiir yar.Wax si saf ah u taagan ahaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00