safan
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- Dildillaac dadka kaga dhaca cagaha oo qabowga iyo kulaylku keenaan. ld hilibsafan.
- (c.nafl.) Nafley badda ku jirta oo jirkeedu ka koobanyahay labo baal oo balballaaran madax yar iyo dabo sida xarigga u dhuuban oo qodxo ku tagtaaganyihiin, waxayna u egtahay sammiir yar.
- Wax si saf ah u taagan ahaansho.

