hilif

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Isrogrogga: (-fyo, m.l/dh)

Macnaha:

  1. 1. Cad yar oo maro, derin, raar iwm oo duug ah. 2. Ruux bar yar.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur