hillaac

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-cyo, m.dh)

Macnaha:

  1. Iftiin xoog leh oo daruuraha isku dhaca ay bixiyaan waqtiga roobka.
  2. Daruuro isku dhacay iftiin bixin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur