walalac
Qaabnax: Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone
Macnaha:
- 1. Hillaac weyn ama is-haysta muuqashadi, baalqaadki. 2. Iftiin kasta oo sida kan hilaacaas isha mar u mara. ld walac.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

