hiloobid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg hilow².

hilow

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Dareen jacayl ku jiro oo qof ama meel loo qabo.
  2. Xiiso qof ama meel u qabid.