himmajab

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Niyadxumo ku dhacda qof wax uu u hanweynyahay waayay. ld himmadjab¹.
  2. Qof wax uu u hanweynyahay waayey niyadxumo dareemid. ld himmadjab².

himmadjab

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld himmajab.
  2. ld himmajab².