himmajabidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg himmajab². ld himmadjabid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
himmajabQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Niyadxumo ku dhacda qof wax uu u hanweynyahay waayay. ld himmadjab¹.Qof wax uu u hanweynyahay waayey niyadxumo dareemid. ld himmadjab².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
himmadjabidQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld himmajabid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00