himmajebiQaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2Isrogrogga: (-iyay, -isay)Macnaha:Cid himmadjab ku ridid. ld himmadjebi.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
himmadjebiQaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2Isrogrogga: (-iyay, -isay)Macnaha:ld himma-jebi.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0