himmajebinQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg himmajebi. ld himmadjebin, himmadjebis, himma-jebis.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
himmajebiQaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2Isrogrogga: (-iyay, -isay)Macnaha:Cid himmadjab ku ridid. ld himmadjebi.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
himmadjebinQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld himmajebin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
himmadjebisQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld himmajebin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0