hindiseQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-ayaal, ml./m.dh)Macnaha:1. Wax cusub. 2. Himilo. ld hindiso.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
himiloQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. Hawo; riyo. 2. Himmad galmo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
hindisoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld hindise.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0