himilo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Hawo; riyo. 2. Himmad galmo.

hawo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Dabayl gabow. 2. Inta cirka iyo dhulka u dhexeysa oo eberka ah. 3. Wax maanka laga jecelyahay. 4. Damac.

riyo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Macnaha:

  1. Wax qofku hurddada ku arko.