hindisid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg hindis. ld hindisaad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

hindis

Qaabnax: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1

Isrogrogga: (-say, -stay)

Macnaha:

  1. Wax cusub oo aan hore u jirin abuurid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

hindisaad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Abuuridda wax aan hore u jirin oo cusub la abuuro. ld hindisid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur