hiqhiqleeQaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2Isrogrogga: (-leeyay, -laysay)Macnaha:Oohin hag-hakasho leh oo hingada u eg samayn. ld hiqlee.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
hiqleeQaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2Isrogrogga: (-leeyay, -leysay)Macnaha:ld hiqhiqlee.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0