hiqlee

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-leeyay, -leysay)

Macnaha:

  1. ld hiqhiqlee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

hiqhiqlee

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-leeyay, -laysay)

Macnaha:

  1. Oohin hag-hakasho leh oo hingada u eg samayn. ld hiqlee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur