hiraaci

Qaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate

Macnaha:

  1. H. ah: biyo, war, weel iwm balli ka buuxsamaya.
  2. 1. Biyo fadhiya dhaqdhaqaaq yar samayn. 2. Balli, war, weel iwm biyo ka buuxsamid. ld haraaci².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

haraaci

Qaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate

Macnaha:

  1. ld hiraaci¹.
  2. ld hiraaci².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur