hiraacinQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg hiraaci². ld haraacin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
hiraaciQaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine PredicateMacnaha:H. ah: biyo, war, weel iwm balli ka buuxsamaya.1. Biyo fadhiya dhaqdhaqaaq yar samayn. 2. Balli, war, weel iwm biyo ka buuxsamid. ld haraaci².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
haraacinQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld hiraacin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0