hirgal

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-alay, -ashay; -geli)

Macnaha:

  1. Hawl, shaqo iwm sidii loogu talaggalay u fulid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur