hirqoQaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3Isrogrogga: (-qaday, -qatay)Macnaha:1. Biyo weel ka buuxsasho. 2. Cunto ama biyo si aad ah uga dhergid. ld harqo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
harqoQaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3Isrogrogga: (-qaday, -qatay)Macnaha:1. Nafley biyo ku hafasho. 2. Nafley wax aad uga dhergid. ld hirqo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00