hitiqi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Nafley hitiq u socodsiin; luudin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

luudin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg luudi². ld luudis.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur