luudin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg luudi². ld luudis.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

luudi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-iyo, m.dh)

Macnaha:

  1. Kal yar oo bir ah oo lagu tumo geedaha shaaha lagu darsado iyo bunka.
  2. Wax tartiib u wadid; si tabar yar u socodsiin (qof).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

luudis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld luudin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur