hogatus

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-syo, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Tusaale cid arrin laga siiyo. 2. Sawir iyo wax u eg oo wax lagu muujiyo.
  2. Cid wax tusaalayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur