hogatusidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg hogatus².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
hogatusQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-syo, m.dh)Macnaha:1. Tusaale cid arrin laga siiyo. 2. Sawir iyo wax u eg oo wax lagu muujiyo.Cid wax tusaalayn.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0