holcid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg holoc².

holoc

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Ololka uu bixiyo dabka marka uu huro. ld holac¹.
  2. Dab olol bixin.