olol
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-llo, m.dh)
Macnaha:
- 1. Holac. 2. Cida geela marka uu oomman yahay ama ubadkiisa waayo.
- 1. Dab holcid. 2. Geel oomman ama ubadkiisa waayey ciyid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

