hollobQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-bo, m.l)Macnaha:Xuub yar, khafiif ah oo ka kaca jirka dadka markuu basaaso ama uu la kulmo cimilo uusan u baran.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0