hongorreQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Dabayl kulul; hanfi.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
hanfiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Dabayl kulul.(juqr.) Dabayl kulul oo qallalan oo ka soo dhacda meelaha dulaha ah una soo dhacda xeebaha, gaar ahaan dalka koonfurta Afrika; waxaana ay dalkaas ka dhacdaa xilliga jiilaalka. Hanfigu wuxuu dhulka Soomaalida ka dhacaa xilliga xagaaga, waxaanu ka dhacaa Xeebta Badda Cas, sida Berbera iyo Jabuuti.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0