hontorroQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Geed bixiya miro kulku-lucsan oo tiinka u eg oo macaan badan markay bislaadaan. ld ontorro.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
ontorroQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:(bot.) Geed weyn qodax lahayn, hoos fiican, oo leh miro kulkulucsan oo macaan. ld hontorro.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00