ontorro

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. (bot.) Geed weyn qodax lahayn, hoos fiican, oo leh miro kulkulucsan oo macaan. ld hontorro.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

hontorro

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Geed bixiya miro kulku-lucsan oo tiinka u eg oo macaan badan markay bislaadaan. ld ontorro.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur