hoorrimaadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Inta uu da'ayo roob curtay. 2. Tifqidda muddo hoore tifqayo. 3. ld hoorid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
hooridQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg hoor². ld hoorrimaad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0