hooridQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg hoor². ld hoorrimaad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
hoorQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Nooc geela ka mid ah, caano badan, adkaysi yar, dhogor yar, bar gaaban.1. Dhibco biyo ah oo meel ka soo dhacaya. 2. Illin.(kiim.) Wejiga maatarka ee saxarrada walaxdu ay ka koobantahay isugu dabranyihiin si debecsan.1. Roob di'id. 2. Dhibco biyo ah meel ka soo dhicid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
hoorrimaadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Inta uu da'ayo roob curtay. 2. Tifqidda muddo hoore tifqayo. 3. ld hoorid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0