hoos-u-dhac

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (dhaq.) Xilli waddan dhaqaalihiisu uu hoos u dhaco, dhinaca wax soo saarka, beeraha, warshadaha, taaso ay keento hoos u dhac qiimaha lacagta, iyo shaqo la'aan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur