hoosaharre
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-rayaal, m.l/dh)
Macnaha:
- Dulin shilinta u eg dhiig-kunool ah oo badanaa laga helo meelaha digada xooluhu ku badan yihiin; hooskuhar. ld hooskuhar.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

