hooskuhar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld hoosaharre.

hoosaharre

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-rayaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. Dulin shilinta u eg dhiig-kunool ah oo badanaa laga helo meelaha digada xooluhu ku badan yihiin; hooskuhar. ld hooskuhar.