hoosQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-sas, m.l)Macnaha:Shey if ku qabtay oo ilees-ma-gudbiye ah harka ka soo baxa.Meel ay wax kale ka sarreeyaan.Wax har u yeelid.