hoos
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-sas, m.l)
Macnaha:
- Shey if ku qabtay oo ilees-ma-gudbiye ah harka ka soo baxa.
- Meel ay wax kale ka sarreeyaan.
- Wax har u yeelid.
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-sas, m.l)
Macnaha: