hoosoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-ooyin, m.l)Macnaha:1. Dhis yar oo la harsado. 2. Meel dhisan oo hawl lagu qabto; garaash.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
garaashQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-shyo, m.dh)Macnaha:Meesha baabuurta lagu dayac-tiro ama habeenkii la dhigt.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00