hooyaaleQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Ereyo lagu luuqeeyo ama lagu heeso, si jaangooyo looga dhigo tixaha gabayga ama heesaha. ld hoobaale, hoobale.