hooyaay

Qaabnax: u.j.w

Macnaha:

  1. eeg hooy.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

hooy

Qaabnax: Urur Jagaale | Collective Ordinal

Macnaha:

  1. 1. War h.!: erey qof lala hadlayo dareenkiisa lagu soo jeediyo; waryaa! 2. Naa h.!: marka qof haween ah lala hadlayo ayaa la adeegsadaa naayaa. 3. Hooyaay!: marka dad badan lala hadlayo ayaa la adeegsadaa waryaadahee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur