hooy
Qaabnax: Urur Jagaale | Collective Ordinal
Macnaha:
- 1. War h.!: erey qof lala hadlayo dareenkiisa lagu soo jeediyo; waryaa! 2. Naa h.!: marka qof haween ah lala hadlayo ayaa la adeegsadaa naayaa. 3. Hooyaay!: marka dad badan lala hadlayo ayaa la adeegsadaa waryaadahee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

