hordhaladQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-dyo, m.dh)Macnaha:1. Curad. 2. Horgal.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
curadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-ddo, m.dh)Macnaha:Wiilka ugu horeeya ee qof u dhasha. ld corad.Gabarta ugu hooreysa ee qof u dhalata. 2. Neef xoolo ah oo da'ama ka badan dhalay. ld corad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
horgalQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-llo, m.dh)Macnaha:Meher-kaweyne.Lamidka: Meher-kaweyneSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0